beeraha.net
Contact us | beeraha
http://beeraha.net/sample-page
Beeraha Soomaaliya, yaa ka badbaadinaya dib u dhaca? DOOD CILMIYEED KU SAABSAN SIDA LOO HORMARIN KARO WAX SOO SAARKA DALKA GAAR AHAAN BEERAHA:. WARBIXIN KUSAABSAN CAYAYAANKA LOO YAQAAANO(AYAXA) :-. MAQAAL MUHIIM AH :OO KUSABSAN BARADHADA. QORMO MUHIIM AH:TALO KU SOCOTA BEERALEYDA SOMALIYEED BY-C/LLAHI WASIILA. GOBOLKA SHABEELADA HOOSE OO CAAN KU AH WAXSOO SAARKA BEERAHA. DAAWO SAWIRADA : TACABKA BARIISKA MARKALE DIB UGU BILOWDAY DEGMADA JOQHAR . WARBIXIN :BEERAHA IYO CILMILADA WADANKEENA. January 18, 2016.
diinsoor24.com
SAWIRKA MAANTA: Amin Arts Oo Ka soo Hadlay Doorashada Xaaranta ah ee Axmed Madoobe - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/2015/08/15/sawirka-maanta-amin-arts-oo-ka-soo-hadlay-doorashada-xaaranta-ah-ee-axmed-madoobe
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. SAWIRKA MAANTA: Amin Arts Oo Ka soo Hadlay Doorashada Xaaranta ah ee Axmed Madoobe. Saturday, Aug 15, 2015. Amin Arts Ayaa Sawir Cusub Ka soo sameeyay Doorashada Hogaamiyaha Maleeshiydda Raas Kanbooni, Oo Saaka isku magacaabay magaaladda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose. Wuxuu sawirkaan muujinayaa Qasabka iyo Handadaadda lagu Hayo Xildhibaanada Xaqdaradda ah ee uu sameystay Axmed Madoobe. Click to share on Facebook (Opens in new window).
diinsoor24.com
DHAGEYSO : Jawaari Oo Aqbalay Mooshin Ay soo Gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamanka. - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/2015/08/13/dhageyso-jawaari-oo-aqbalay-mooshin-ay-soo-gudbiyeen-xildhibaanada-baarlamanka
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. DHAGEYSO : Jawaari Oo Aqbalay Mooshin Ay soo Gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamanka. Thursday, Aug 13, 2015. MUQDISHO (DIINSOOR NEWS NETWORK). Xilli Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyeen Guddoonka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa Xildhibaanada ay Madaxweynaha Jamhuuriyada ku Eedeeyeen in uu Dalka Dib u dhac galiyay mudadii uu Xilka hayay. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA:. Click to share on Poc...
diinsoor24.com
TARIKHDA D&M - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/category/tarikhda-dm
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. Category Archives: TARIKHDA D&M. Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Wada Qorshe Ay Isku Dhafeyso Ciidamada Degmooyinka. Daawo Sawiradda Wanlaweyn oo dhismo laga billaabay. Xildhibaan Ka Tirsan mamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In AMISOM Lagula Xisaabtamayo Falkii Ay Ka Geysteen Buulomareer. Waxa uu tilmaamay in ay aad uga xunyihiin falkaasi lagu dilay dadka shacabka ah, waxaana uu qiray in shacabkaan laga soo dejiyey gaarigii ay saarnaayeen kadibna la t...
diinsoor24.com
Amb. Maxamed Cali Ameeriko oo loo diiday inuu gudaha u galo magaalada Beledweyn - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/2015/08/15/amb-maxamed-cali-ameeriko-oo-loo-diiday-inuu-gudaha-u-galo-magaalada-beledweyn
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. Amb Maxamed Cali Ameeriko oo loo diiday inuu gudaha u galo magaalada Beledweyn. Saturday, Aug 15, 2015. Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Ameeriko ayaa maanta loo diiday inuu gudaha u galo magaalada Beledweyn, kadib markii Ciidamo ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ay ku celiyeen koontaroolka looga soo galo magaalada. Xilli uu safar dhinaca dhulka ah uu kaga yimid degmada Matabaan. Maxamed Cali Ameeriko ayaa xilka safiirnim...
diinsoor24.com
Dhageyso:-Warbixiin Ay Ka Soo saareen Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta KGS Muxidiin xasan maxamed xusni weriyaal ay ku xireen Ahlus Sunnah wal Jamaah .. - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/2015/08/03/dhageyso-warbixiin-ay-ka-soo-saareen-gudoomiyaha-ururka-suxufiyiinta-kgs-muxidiin-xasan-maxamed-xusni-weriyaal-ay-ku-xireen-ahlus-sunnah-wal-jamaah
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. Dhageyso:-Warbixiin Ay Ka Soo saareen Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta KGS Muxidiin xasan maxamed xusni weriyaal ay ku xireen Ahlus Sunnah wal Jamaah . Monday, Aug 3, 2015. 1 110102 007 - My Recording. Click to share on Facebook (Opens in new window). Click to share on Twitter (Opens in new window). Share on Skype (Opens in new window). Click to email this to a friend (Opens in new window). Click to share on Google (Opens in new window). Wasaarada Wa...
diinsoor24.com
War deg deg ;”Shariif Xasan oo booqday degmada Diinsoor - DIINSOOR NEWS NETWORK
http://diinsoor24.com/2015/08/17/war-deg-deg-shariif-xasan-oo-booqday-degmada-diinsoor
TOP NEWS VIDEO,S. Follow us on web. TAHNIYAD & TACSIYO. War deg deg ;”Shariif Xasan oo booqday degmada Diinsoor. Monday, Aug 17, 2015. Madaxweynaha Mamaulka KMG ee 3Gobal Koofur Galbeedsomaaliya Shariif Xasan Sh, Aadan ayaa manta booqanaya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaas oo dhawaan ay Ciidamada Konfur Galbeed Ssoomaaliya iyo DFS. iyo kuwa Itoobiya ay kala wareegeen Al-shabaab. Meelaha uu horay u booqday waxaa ka mid ah: Berdaale, Tiyeeglow , Baraawe iyo Degmada Diinsoor oo uu manta joogo. Click...
beeraha.net
MAQAAL MUHIIM AH :OO KUSABSAN BARADHADA. | beeraha
http://beeraha.net/2015/12/30/maqaal-muhiim-ah-oo-kusabsan-baradhada
Beeraha Soomaaliya, yaa ka badbaadinaya dib u dhaca? DOOD CILMIYEED KU SAABSAN SIDA LOO HORMARIN KARO WAX SOO SAARKA DALKA GAAR AHAAN BEERAHA:. WARBIXIN KUSAABSAN CAYAYAANKA LOO YAQAAANO(AYAXA) :-. MAQAAL MUHIIM AH :OO KUSABSAN BARADHADA. QORMO MUHIIM AH:TALO KU SOCOTA BEERALEYDA SOMALIYEED BY-C/LLAHI WASIILA. GOBOLKA SHABEELADA HOOSE OO CAAN KU AH WAXSOO SAARKA BEERAHA. DAAWO SAWIRADA : TACABKA BARIISKA MARKALE DIB UGU BILOWDAY DEGMADA JOQHAR . WARBIXIN :BEERAHA IYO CILMILADA WADANKEENA. In kastoo isbed...