dhacdo.org
Jawaari oo ka hadlay dilka Magaalada Muqdisho loogu gaystay Raxma Maxamed C/qaadir » Dhacdo.com
http://www.dhacdo.org/jawaari-oo-ka-hadlay-dilka-magaalada-muqdisho-loogu-gaystay-raxma-maxamed-cqaadir
To search in site, type your keyword and hit enter. Jawaari oo ka hadlay dilka Magaalada Muqdisho loogu gaystay Raxma Maxamed C/qaadir. 15th August 2015 by New York. Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ka tacsiyadeeyay dilkii maanta Magaalada Muqdisho loogu gaystay Allaha u naxariistee Raxma Maxamed C/qaadir. Gudoomiyaha, ayaa waxa uu ummada Somaliyeed iyo qoyskeedaba uu kaga tacsiyadeeyay geerida ku timid marxuumadda, gadaasheedana aanu Alle fidneenin intii nool.
dhacdo.org
Dhacdooyinka Archive » Dhacdo.com
http://www.dhacdo.org/category/dhacdooyinka
To search in site, type your keyword and hit enter. Xaashi Cumar Xasan oo xabsiga laga sii daayay 18 sano ka dib (SAWIRRO). On 19th October 2016. Xaashi Cumar Xasan oo ah muwaadin Somaliyeed, ayaa waxaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Talyaaniga, ka dib muddo 18 sano ah oo si sharci darro uu ugu xirnaa. Xaashi Cumar Xasan, ayaa si shirqool ah loo geeyay dalkaasi, bishii January ee sanadkii 1998-kii, iyadoo lagu eedeynaayo in uu ka dambeeyay dil bishii […]. On 5th October 2016. Maxay ka wada h...
allgedo.com
Allgedo.com » Somali links
http://www.allgedo.com/somali-links
BBC L Af som/ga. 8212;—————————–. 8212;—————————–. 8212;—————————. 8212;—————————. Madaxweynaha oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed. Tababar Macalimiin oo lagusoo gaba gabeeyay Hargeysa (Daawo sawirrada xafladda). Waxgaradka reer Ceelcadde oo dhexda u xirtay sidii ay u heli lahaayeen waxbarsho tayo fiican leh (Daawo Video). Madaxweynaha oo qurbajoogta ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan dib u dhiska dalka. Soo noqoshada Col. Bare Hiiraale: Barwaaqo mise Baydad?
dhacdo.org
Sweden oo mallaayiin dollar ku bixinaysa dib u dhiska Wasaaradaha Caafimaadka & Maaliyadda Somaliya (SAWIRRO) | Dhacdo.com
http://www.dhacdo.org/sweden-oo-mallaayiin-dollar-ku-bixinaysa-dib-u-dhiska-wasaaradaha-caafimaadka-maaliyadda-somaliya-sawirro
Sweden oo mallaayiin dollar ku bixinaysa dib u dhiska Wasaaradaha Caafimaadka &. Sweden oo mallaayiin dollar ku bixinaysa dib u dhiska Wasaaradaha Caafimaadka & Maaliyadda Somaliya (SAWIRRO). Dowladda Sweden oo ka mid ah wadamada aad u caawiya Soomaaliya ayaa Mashruuca dhismaha labada Wasaaradood ugu deeqday lacag dhan $4 Million oo Doolar. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa sheegay in maaligelinta dhismooyinka ay wax-wayn ka taridoonto habsami u socodka shaqada Wasaara...
madiino.wordpress.com
Quruxda Calankeena |
https://madiino.wordpress.com/2010/07/02/quruxda-calankeena
124; Comments RSS. Xtra – Hot MENU. Booqo Hada SomaliAction.tk. Posted on July 2, 2010. Really I love you and All Somali brothers And Sisters Daawo Sawiro Qurux badan oo Calanka Somalia ah by Ahmed Kadiye. Filed under: Madiino.net. Tagged: | Ahmed Kadiye. Laquo; Gabar guursatay eey. Wheels On Meals – Jackie Chan. Leave a Reply Cancel reply. Enter your comment here. Fill in your details below or click an icon to log in:. Address never made public). Notify me of new comments via email. Follow “”.
madiino.wordpress.com
Gabar guursatay eey |
https://madiino.wordpress.com/2010/07/02/gabar-guursatay-eey
124; Comments RSS. Xtra – Hot MENU. Booqo Hada SomaliAction.tk. Posted on July 2, 2010. Sheeko xaqiiq ah Gabar lagu magacaabo Linda ayaa guursatay eey ee leheed. Eeyga lagu magacaabo Max iyo xaaskiisa cusub Linda. Qisadan cajiib ka ah ayaa ka dhacday Wadanka Ameerika markii gabar lagu magacaabo Linda ay guursatay eey geeda oo lagu magacaabo max arooskan ayaa gabadha waxa ay gashay kadib markii ay ku fashilantay aroosyo hore oo ay soo martay. BY: Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi yare). Build a website ...
madiino.wordpress.com
July | 2010 |
https://madiino.wordpress.com/2010/07
124; Comments RSS. Xtra – Hot MENU. Booqo Hada SomaliAction.tk. Nancy Ajram – Enta Eih / نانسى عجرم – إنت إيه. Posted on July 21, 2010. Nancy Ajram - Enta Eih / نانسى عجرم - إنت إيه. Wa heestii macaan wa fananadii laga daba dhacay waa tee waa nancy ajram. Continue reading →. Filed under: Madiino.net. 124; Tagged: by daamey. 124; 1 Comment. Omri Ma3ak – Cirine Abd El Nour New Clip 2009. Posted on July 21, 2010. Omri Ma3ak - Cirine Abd El Nour New Clip 2009. Continue reading →. Filed under: Madiino.net.