allgedo.com
Allgedo.com » Articles
http://www.allgedo.com/category/earticles
Open Letter to Somali Community in UK – By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow). Apr 17, 2016. My fellow Somalis in the United Kingdom, I am writing this letter to you [Somali Community in UK] with a view to encouraging and persuading you to unite all your efforts and to come out in full to support the campaign to ensure Britain remains part of the European Union. I have joined the campaign to keep Britain Stronger in Europe from Mogadishu, 6934.66 km away from London. And I would like you to. The Story ...
allgedo.com
Allgedo.com » Rayi
http://www.allgedo.com/category/rayi
Afduubka Dhaqaalaha Dalka iyo Dabargoynta Danyarta – WQ. Ustaad Abdul-Majiid. Jan 31, 2016. AFDUUBKA DHAQAALAHA DALKA IYO DABARGOYNTA DANYARTA Waxaan dhagaystaa ragga maanta haya maamulka soomaliya oo ku hadlaya ereyadan, sida iyagoo isku afgartay: waxaa noola dhiibay waddan eber ah , waddanku waa sabool , dowladdu mishaar ma bixin karto, maxaa yeelay wax kaalma ah nama soo gaarin . ciidamada dhowr bilood mishaar maqaadan , lacagta eyraboorka aan ku dhisannay waxaa. Oct 5, 2015. Oct 5, 2015. Jul 9, 2015.
allgedo.com
Allgedo.com » Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah | Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) | Casharka 64-aad (Dhageyso).
http://www.allgedo.com/2012/06/10/kitaabka-suwar-min-xayaati-saxaabah-sh-hussein-guuleed-sh-hussein-siiro-dhageyso
Raquo; S.Saxaabada. Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) Casharka 64-aad (Dhageyso). By: allgedo.com: Sunday, June 10, 2012 / 15 Jawaabood. Waxaan halkaan idinku soo Gudbineynaa Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah صور من حياة الصحابة. Waxaana casharka oo ah mid joogta ah bixin doona haddii uu Rabbi raali ka noqdo Sheekh Xuseen Guuleed Adam (Sheekh Xuseen Siiro) oo ah Iimaamka Masjid Al taqwa oo ku yaal magaalada Columbus, Oh ee dalka Mareykanka. Casharka 23-aa...
allgedo.com
Allgedo.com » Sports
http://www.allgedo.com/category/esports
Floyd Mayweather still perfect after clinical beatdown of Canelo Alvarez. Sep 15, 2013. LAS VEGAS Floyd Mayweather was the 18-year veteran on Saturday but he looked more like the fresh 23-year-old, as boxing’s top star cruised to a one-sided victory over Canelo Alvarez in the WBA-WBC super welterweight title fight at the MGM Grand Garden. Mayweather was far too fast, he punched far too accurately and he was far too difficult for Alvarez to hit. In improving his record to 45-0,. Aug 10, 2013. Jan 7, 2013.
allgedo.com
Allgedo.com » S.M.X.Taabiciin
http://www.allgedo.com/category/s-m-x-taabiciin
Raquo; S.M.X.Taabiciin. Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) Casharka 36-aad (Dhageyso). Jan 31, 2013. Radio – Waraysiyo. Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! Xiddigihii Rajada W/Q: Ahmed Ali Abdi. Maxaan ka baraney Taariikhda reer Turkiya? Beeralayda Gedo: Tuke nasiib uu caano ku arko waa leeyahay laakiin nasiib uu ku cabbo ma lahan! BOGGA TACSIDA: Tacsiyadii hore. Hambalyo aroos oo ku socota lamaanaha isjecel ...
allgedo.com
Allgedo.com » Suugaan
http://www.allgedo.com/category/esuugaan
Dulmi Baaje (GABAY) W/Curiyey: Ibraahiim Cawil Cali Cuuke. Feb 14, 2015. Curiye: Ibraahiim Cawil Cali Cuuke https:/ www.facebook.com/ibraahiim.cawil Gabaygan waxaan kula hadlayaa rag aannu saaxiibbo nahay, muddo labo sano ahna aan xalaqaad diini ah wada baran jirnay, raggaasoo ku gacan-sayray xalaqaadkaas ayagoo ka tirsanaya sheekhii kitaabada noo marin jiray. 1) Deelleyda gabay maanan dayn, daa'in abidkeeye 2) Dulmi goor la falay baan cabdoow, kaga dayaanshaaye 3). Oct 6, 2014. Jun 15, 2014. Gabayga Ham...
allgedo.com
Allgedo.com » Somali links
http://www.allgedo.com/somali-links
BBC L Af som/ga. 8212;—————————–. 8212;—————————–. 8212;—————————. 8212;—————————. Madaxweynaha oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed. Tababar Macalimiin oo lagusoo gaba gabeeyay Hargeysa (Daawo sawirrada xafladda). Waxgaradka reer Ceelcadde oo dhexda u xirtay sidii ay u heli lahaayeen waxbarsho tayo fiican leh (Daawo Video). Madaxweynaha oo qurbajoogta ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan dib u dhiska dalka. Soo noqoshada Col. Bare Hiiraale: Barwaaqo mise Baydad?
allgedo.com
Allgedo.com » News
http://www.allgedo.com/category/enews
Madaxweynaha oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed. Aug 18, 2016. Muqdisho, 17 August 2016 (Villa Somalia)—– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in waddanku uu ku jiro marxalad kala guur ah, loona baahan yahay shaqaalaha laamaha kala duwan ee dowladda inay dardar-geliyaan. Aug 18, 2016. Aug 17, 2016.
allgedo.com
Allgedo.com » Faallo
http://www.allgedo.com/category/faallo
Xiddigihii Rajada W/Q: Ahmed Ali Abdi. Aug 10, 2016. Geeddi wuxuu ahaa kuray aad ugu fiican waxbarashada waxa uuna u kallahaa aroor hore dhiska Quraanka halkaas oo uu ka aflaxay macalinkiisa Aadan, Geeddi waxa kale oo uu dhigtaa dugsiga Ramaas waana fasalka 5aad ee dugsiga dhexe, waa arday aad looga jecelyahay labada goobood ee uu wax ka barto. Inkastoo uu yaraan ku waayey hooyadiis, Geeddi naxdintaas ma ilaawin weli, coloolyowga hooyo la’antuna. Maxaan ka baraney Taariikhda reer Turkiya? Jul 17, 2016.
allgedo.com
Allgedo.com » Qaar ka mid ah culimada iyo Ducaada Albayaan oo booqday magaalada Rustenburg (Sawiro)
http://www.allgedo.com/2013/07/22/qaar-ka-mid-ah-culimada-iyo-ducaada-albayaan-oo-booqday-magaalada-rustenburg-sawiro
Qaar ka mid ah culimada iyo Ducaada Albayaan oo booqday magaalada Rustenburg (Sawiro). By: allgedo.com: Monday, July 22, 2013 / u Jawaab. 1 Sheikh C/qaadir Jeexoow oo ah madaxa dacwada magaalada. 2 Sheikh Maxamuud Cismaan. 3 Sheikh Jaamaca Aadan Roore. 4 Sheikh Axmed Suudaani. Kulanka kaddib oo ahayd bacdal casar ayaa waxaa uu soo jeediyay Sheikh Maxamed Aadan muxaadaro horay dadka loo sii balamiyay, muxaadaradaas oo ay gudiga dacwada ay qabtaan Axad kaste maadaama ay dadka ay firaaqo yihiin Axadii, inka...