afsoomaali.tripod.com
khaliif shiikh
http://afsoomaali.tripod.com/id24.html
Nin fiilasoof ah oo magaciisa la yiraahdo Xirsi Magan Ciise ayaa mar uu ka hadlay gumaysiga wuxuu hadalkiisa ku daray ereyo sidaan ahaa: ”Dadka in ay dad kale gumaystaan wax uga daran lama arko, laakiin shacabka soomaalida gumaysigii caddaa baa u dhaamey gumaysigii madoobaa”. Gumaysiga cad wuxuu uga jeedaa caddaankii Yurub ka yaacay oo gumaystey ummado badan, gumaysigii madoobaana wuxuu uga jeedey jenneraal Maxamed Siyaad Barre, oo ay asaga isku qabiil ahaayeen. Wuxuu Khaliif asaga oo dhallinyar ku geeri...
afsoomaali.tripod.com
qaraami
http://afsoomaali.tripod.com/id13.html
Uddo nus qarni ah markii ugu horreysay oo ay soo if baxaan midho ku abtirsada Dugsiga QARAAMIGA). Qallinkii Xassan Cumar Hoorri. Inta la ogyahay heesta Somaaliyeed waxay ka soo alkuntay or iyo sacab, jaan iyo jiib iyo hannaankii herwo iyo shirbadii dhaqanka ka soo jeeday. Qaraamiga waxa lagu asteeyaa fiintii ugu sarreysay oo ay halabsatay heesta Somaliyeed. Dugsiga labaad ee QARAAMIGA waxa lagu magacaabaa. Run ahaantii, curinta dugsiga QARAAMIGA waxay ku kooban tahay dabayaaqadii kontameeyada iyo bilowgi...
afsoomaali.tripod.com
ABBAAN WARRIHII REER GUURAAGA
http://afsoomaali.tripod.com/id10.html
ABBAAN WARRIHII REER GUURAAGA. Hadduu dheregsan yahay wiil yar bay taladu dhaaftaaye. Wax dhallaanka lagu seexiyaa dhaasasiyo beene:. Dhalanteedka layguma sasabo dhacaya maantiiye. 8212;—Salaan Carrbeey. Baane. Nin ugaas ahaa ayaa ku mihiyay in uu bixin lahaa inan gabdhihiisii ugu heemaal badnayd. Meel madal ahayd ayuu wacad ku qaaday: meehaalad, ballan aan yeelan lahayn cago iyo raad toona. In cabbaar ahayd haddii uu indhaha ku kuurayay wiil baaluqay xaggiisii, sow ku yeen:. Adeerow, see wax u jiraan?
afsoomaali.tripod.com
BOGGA CABBAAS
http://afsoomaali.tripod.com/id16.html
Turxaan Bixinta Afka. W.Q. Cabdifitaax Cabbaas. Posted to the Web Apr 10, 22:49. Afka soomaaligu ma la tartami karaa afafka kale? Sidee afkeenna looga dhawri karaa erayada doolka ah? Dhibaato intee le’eg ayay si xun wax u qorayaashu ku hayyaan afkeenna? Ka tegidda shibbane labalaabma intee in le’eg ayuu doorin karaa micnaha eray? Wax Malaga qaban karaa shibbanayaasha lammaan? Sidee loo hormarin karaa afkeenna? Bulsho kasta hor u marka afkeedu wuxuu ku xiran yahay hadba sida ay u dhawtaan afkooda. Bulsha ...
afsoomaali.tripod.com
LA MOOD CIYAAR GORAYO
http://afsoomaali.tripod.com/id11.html
LA MOOD CIYAAR GORAYO. LA MOOD CIYAAR GOROYO. 8220;Waqtiyow dhismaha guud. Ka warqabin dharaar qura …. Dhegaha iyo aragga ba. Labada ba ka dheeree.”. 8212; Yuusuf Maradoon: Waqti. Soomaaliya ayaa ka taliya? Weydiimaha sandahan, warceliskooda aniga ayaa qareen ku ah. Maandhow, uurka ka qeyb. Jawaabtu na waa sidaan: Maxadxweyne isku qiray in uu qeyb ka qaatatay burburintii Qaranka Soomaaliyeed. Iyo dagaal-ooge — u xuubsiibtay xildhibaan — baả dadkiisa uun ku baraara. Xeesha uu ku doonaayo in uu nagu duudsi...
afsoomaali.tripod.com
IRBAD AWR WADDA
http://afsoomaali.tripod.com/id8.html
Habeenkii saaritaanka calanka, ay'uu Cabdi Iidaan tirshay geegaar ay tixahan hoose ka mid ahaayeen:. 8230; NFD-ii ninka joog'iyo kan Amxaaradu laysiyo. 8230; isticmaar ka fogee oo; ardigaaga xoree oo. Insha Allaah u hagaag oo adkaw oo ha nuqsaamin oo. Ishii cawri taqaan iyo kuwa uurka dabaay'iyo. 8230; ILaahay Idamkii kuma soo ag maraan—. Arbacuunka Quraank'iyo Idaajaa kugu deyrey! Hadda ba, aan kowda hore kuu galo sheeko ku saabsan geel waahore aanbaday. Md Ca…i waa sankuneefle u dhigma, lagu na d...
afsoomaali.tripod.com
darbadaaley iyo doogkiciye
http://afsoomaali.tripod.com/id31.html
Geed weyn oo aqalka hortiisa ah ayaa waxaa falag ku hawlanayd bahdii ugu yarayd ooriyaha odayga oo aan madaxa kor u qaadin ilaa uu Maxamed oo matoobbo sitaa soo dul istaagey oo yiri: ”Maxaa lagu harsaday? Araggiisa ugama ay nixin in aysan jeclayn ee waxay mooddey in uu dhiillo hor leh la dhalandhoolayay oo geelii yaraa oo haray uu col kale ulaha isugu dhuftay. Markii uu argagaxa wajigeeda saaqay dareemay buu inta qoslay wuxuu yiri: ”Odaygii ma joogaa? Darbane Maxamedow gabay aduu, kuu daliil yahaye.
afsoomaali.tripod.com
DHAQAN
http://afsoomaali.tripod.com/id40.html
DHAQAN CELIS IYO DHAQAN GUUR. Inkasta oo magaca “dhaqan celis”markii hore ku soo baxay dhalinyarada da’da yar, haddana markii dambe waxa dusha laga huwiyey qofkasta oo qurbaha ka yimid. Waxaana markii dambe loo soo koobay “dhaqan” ama “dhaqanka.” Tusaale ahaan siyaabaha loo isticmaalo waxa ka mid: kan yari ma “dhaqan” baa ama waar ninyahow marmar baad sida “dhaqanka” u dhaqantaa. Geed Hargeysa ku dhexyaal oo baco dabooleen! Xashiishka magaalada dhexdiisa, Hargeysa oo will yari dhex socdo.