xujaale.wordpress.com
News | Xujaale
https://xujaale.wordpress.com/news
Dadkaba innagaa u horeynee, Alloow yeynaan u dambeyn. Sign Xujaale’s guest book. Xaflad Kulmisay Wejiyaal kala Baaday, Mucaarad iyo Muxaafid Siyaasadda ku Colloobay. Hargeysa (Jam)- Xuska bandhig loo asteeyey daawashada muuqaallo ka mid ah sawirrada mujaahidiintii ururka SNM, ayaa xalay lagu lagu qabtay hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa. Read full article http:/ www.jamhuuriya.info/index.php? Art id=7352&categ=&expand=&file=view article.tp. Nasir Naji Ali a member of Ucid party had an interview wit...
xujaale.wordpress.com
Biography | Xujaale
https://xujaale.wordpress.com/biography
Dadkaba innagaa u horeynee, Alloow yeynaan u dambeyn. Sign Xujaale’s guest book. IFTIIMIN KU SAABSAN QORAHA BUUGGA. Maxamed Shiikh-Ibraahim Xujaale waa qoraa dedaal badan, aqoon-yahan jecel Somaliland, una ololeeya goonni-isu-taagga iyo qarannimada Somaliland. Maxamed waxyaabaha uu ku takhasusay waxa ka mid ah Maammulka Caddaaladda (Adminstaration of Justice), gaar ahaan dhinacyada habka maammul ee Booliska, Maxkamadaha iyo Jeelasha. Waxbarashadiisii jamcadeed kadib, Maxamed wuxuu dib ugu laabtay, dalkii...
xujaale.wordpress.com
October | 2007 | Xujaale
https://xujaale.wordpress.com/2007/10
Dadkaba innagaa u horeynee, Alloow yeynaan u dambeyn. Sign Xujaale’s guest book. October 26, 2007. Map of Somaliland: Cities and Roads. Somaliland Pictures and Maps. October 17, 2007. KOR-KA-XAADINTA XOG iyo XUSUUS. Thu, 11 Oct 2007 03:52:03 -0700. October 14, 2007. Bulsho-weynta Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogto; waxa loogu bushaareynayaa; inuu dhowaan soo baxay; buug cusub, oo la magac baxay: XOG IYO XUSUUS. Buugga waxa qoray; Maxamed Shiikh-Ibraahim Xujaale. Read more Xog iyo Xusuus. Voice of Amer...
xujaale.wordpress.com
Short Stories | Xujaale
https://xujaale.wordpress.com/short-stories
Dadkaba innagaa u horeynee, Alloow yeynaan u dambeyn. Sign Xujaale’s guest book. Sign Xujaale’s guest book. Somaliland Pictures and Maps. Voice of America Somali. Blog at WordPress.com.