hobyomedia.com
Madaxwayne Puntland Dr Gaas muxuu kala hadlay Haweenka Gaalkacyo, | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/madaxwayne-puntland-dr-gaas-muxuu-kala-hadlay-haweenka-gaalkacyo
Saturday, November 12th, 2016. Madaxwayne Puntland Dr Gaas muxuu kala hadlay Haweenka Gaalkacyo,. Aug 17, 2015 - jawaab. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shalay gelinkii dambe hoygiisa magaalada Gaalkacyo kullan kula qaatay Haweenka Gobalka Mudug. Kullanka ayaa waxaa Dr.Gaas ku wehliyey gudoomiye ku xigeenka Gobalka Muudug Axmed Muuse Nuur , waxaana ay haweenka ka qeyb-galay kullanka madaxweynaha uga mahadceliyeen sida wanaagsan ee uu soo dhaweeyey ulana kulmay. Click to share on Faceboo...
hobyomedia.com
Dhageyso=Taliska Booliska Galmudug oo Digniin u diray Odayaasha Dhaqanka Kuwaasi oo Ka Horyimid,,,, | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/dhageysotaliska-booliska-galmudug-oo-digniin-u-diray-odayaasha-dhaqanka-kuwaasi-oo-ka-horyimid
Saturday, November 12th, 2016. Dhageyso=Taliska Booliska Galmudug oo Digniin u diray Odayaasha Dhaqanka Kuwaasi oo Ka Horyimid, ,. Aug 18, 2015 - 1 Jawaab. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Taliska Booliska ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Digniin u jeediyay Odayaasha Dhaqanka Maamulka Galmudug. Taliska Booliska Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Maalmahaan Howlgalo ka waday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
hobyomedia.com
Daawo Sawirada :Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiil Ciidan oo Kulan Xasasi ah Yeeshay | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/daawo-sawirada-madaxweynaha-galmudug-iyo-saraakiil-ciidan-oo-kulan-xasasi-ah-yeeshay
Saturday, November 12th, 2016. Daawo Sawirada :Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiil Ciidan oo Kulan Xasasi ah Yeeshay. Aug 18, 2015 - 2 Jawaabood. Kulankooda oo ahaa mid saacado Badan Qaatay ayaa Wax lagu lagfa Guray sida Arimahaasi oo idil Wax looga Qaban lahaa Waxaan Madaxweynaha iyo Saraakiisha Ciidanka ay is tusiyeen Arimo Muhiim u ah Nbada Gobalada Dhaxe ee Dalka. Sikastaba kulankooda labada dhinac aya waxa uu ku sooa daya iyadoo dhawan degano galgaduud ka tirsan hawul galo ciidanka dowlada ay ka wad...
hobyomedia.com
Puntland oo Qiratay in ay Taageerto Maamulka Ahlu-Suna Kana Soo Horjeesatay Maamulka Galmudug,,, | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/puntland-oo-qiratay-in-ay-taageerto-maamulka-ahlu-suna-kana-soo-horjeesatay-maamulka-galmudug
Saturday, November 12th, 2016. Puntland oo Qiratay in ay Taageerto Maamulka Ahlu-Suna Kana Soo Horjeesatay Maamulka Galmudug, ,. Aug 18, 2015 - jawaab. Maamulka Puntland oo ku Caanbaxay Hagardaamada Bulshada Gobolada Dhexe oo Xiligan Kala Ququban Ayaa Markale Cadeestay in uu kasoo Horjeedo Maamulka Galmudug isla Markana uusan aqoosaneyn Kadib Hadalkii Shalay Kasoo Yeeray Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ahaa in Puntland Taageerto Maamulka Ahlu-Suna,. Click to share on Twitter (Opens in new window).
hobyomedia.com
Daawo Sawirada Xaflada Caleema Saarka Ugaaska beesha Mudulood | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/daawo-sawirada-xaflada-caleema-saarka-ugaaska-beesha-mudulood
Saturday, November 12th, 2016. Daawo Sawirada Xaflada Caleema Saarka Ugaaska beesha Mudulood. Aug 17, 2015 - jawaab. Caleemo saarka Ugaas Maxamed Cabdulle Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Odayaal dhaqameed, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Click to share on Twitter (Opens in new window). Click to share on Facebook (Opens in new window). Click to share on Google (Opens in new window). Sign in with Twitter. Nov 12, 2016. Deg D...
hobyomedia.com
Hobyo Media Online | Archive | Wareysiyada
http://hobyomedia.com/category/wareysiyada
Saturday, November 12th, 2016. Deg Deg Daawo Sawirada : Ra,iisul Wasaraha Somaliya oo Hada Dhanka Galmudug yimd Hotel Five Star Update : -. Update 1: 42 Malinimo Saacada Somalia : – Hoteelka Five Star oo ay ku Sugan yihiin hada Wafdiga galmudg aya Waxa Soo gaaray Hotelkaasi Ra,iisul Wasaraha Dowlada. Deg Deg : -Daawo Sawiro Hordhac ah Halka uu ka Dhacayo Shirka galmudug iyo puntland ee Dagaalkii gaalkacyo lagu Xalinyo Gaas iyo Michael Keating oo goobta ku Sugan. Nov 12, 2016. Nov 12, 2016. Daawo Sawirada...
hobyomedia.com
Daawo Sawirada Degan ka tirsan Galmudug oo Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay | Hobyo Media Online
http://hobyomedia.com/daawo-sawirada-degan-ka-tirsan-galmudug-oo-ceel-biyood-cusub-oo-laga-hirgaliyay
Saturday, November 12th, 2016. Daawo Sawirada Degan ka tirsan Galmudug oo Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay. Aug 17, 2015 - jawaab. Magaaladda Cabudwaaq ee waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Galmudug ayaa Laga hirgaliyay Ceelbiyood Gaar Looleeyahay kaas oo laga leeyahay deegaankaasi. Munaasibadii xariga looga jarayay Dhameystirka Ceelkan ayaa waxaa ka qeybgalaan masuuliyiin, waxgarad, Cuqaal iyo Qeybaha Bulshadda. Click to share on Twitter (Opens in new window). Sign in with Twitter. Sign in with Facebook.
filimside.net
Armaan Kohli Wuu So Rogaal Celiyay Iyo Muuqaalkiisa Filimka Prem Ratan Dhan Payo | Filimside.net – Wararkii Ugu Dambeeyay Aflaanta Hindiga
http://filimside.net/2015/08/armaan-kohli-wuu-so-rogaal-celiyay-iyo-muuqaalkiisa-filimka-prem-ratan-dhan-payo
Sunday, November 6th, 2016. Armaan Kohli Wuu So Rogaal Celiyay Iyo Muuqaalkiisa Filimka Prem Ratan Dhan Payo. Aug 16, 2015 - 6 Jawaabood. Waxaa Qoray: Zakarie Abdi. Taariikh: 16, August 2015. Jilaaga awooda badan ee 90-kii Bollywood-ka caan ka ahaa balse waayahan dambe calankiisa hoos u dhac Armaan Kohli ayaa soo rogaal celiyay. Xidigan ayaa laga soo bandhigay sawir muujinaayo muuqaal Action ah aisgoo sameenayo filimka Prem Ratan Dhan Payo. Waxaa Aqrisay Warbixintaan (47). 17, August 2015 at 1:12 pm.