xogtashacabka.com
Caano Kadhan: Hadhaagii Qurbaha Kuhadhay Ee Ubbo Oo La Bidh-bidhanayo. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/617-caano-kadhan-hadhaagii-qurbaha-kuhadhay-ee-ubbo-oo-la-bidh-bidhanayo.html
Caano Kadhan: Hadhaagii Qurbaha Kuhadhay Ee Ubbo Oo La Bidh-bidhanayo. Published on Monday, 09 March 2015 22:52. Sida aan lawada socono, xukuumadan maanta ka arimisa DDSI waxay sanadadii ugu danbaysay dal iyo dibadba daaha kaqaaday mugdigii UBBO ee ay shacabka ku marin habaabin jirtay kaasoo mudooyin badan soo hagar daamiyay. Wararka ka imanaya Washington DC oo ay hada kusugan yihiin masuuliyiinta kililka ayaa sheegaya in waftiga iyo safiirka Itoobiya u fadhiya Washington ay kulamo loogu gogal xaadhayo s...
xogtashacabka.com
Shirkada SAAD oo Lahelay Cadaymo Muujinaya Inay Xidhiidh Laleedahay Ururka Argagixisada Alshabaab Islamarkaana ay Musuq Kujirto. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/609-shirkada-saad-oo-lahelay-cadaymo-muujinaya-inay-xidhiidh-laleedahay-ururka-argagixisada-alshabaab-islamarkaana-ay-musuq-kujirto.html
Shirkada SAAD oo Lahelay Cadaymo Muujinaya Inay Xidhiidh Laleedahay Ururka Argagixisada Alshabaab Islamarkaana ay Musuq Kujirto. Published on Wednesday, 07 January 2015 12:09. Shirkada SAAD oo mulkigeeda uu iska leeyahay Axmed Nashaad ayaa waxay hawlgalo kasamaysaa deegaanka Soomaalida. Baryahan danbe ayaa waxaa soo baxaya calaamado iyo cadaymo muujinaya in ay shirkadani xidhiidh laleedahay ururkii ay masuuliyiinteedu horay uga midka ahaayeen ee Alshabaab.
xogtashacabka.com
Gaadhi Si Gaar Ah Loogu Sameeyay Kontarabaanka Iyo Ninkii Lahaa Oo Gacanta Lagu Dhigay. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/611-gaadhi-si-gaar-ah-loogu-sameeyay-kontarabaanka-iyo-ninkii-lahaa-oo-gacanta-lagu-dhigay.html
Gaadhi Si Gaar Ah Loogu Sameeyay Kontarabaanka Iyo Ninkii Lahaa Oo Gacanta Lagu Dhigay. Published on Tuesday, 13 January 2015 22:35. Hawlgal khaas ah oo ay wadeen federaal booliska iyo guud ahaanba haayadaha aminiga ayay guulo laxaad leh kasoo hoyiyeen. Hawlgalkan oo wali socda ayaa lagu qab-qabtay xubno kujiray danbiyo cul-culus oo kadhan ah danbiyada qaran ee dalka. Waxaa maalintii axada ee lasoo dhaafay danbiyo cad-cad lagu qabtay nimanka kala ah. Oo magaalada Addis laga qabtay iyo nin lagu magacaabo.
xogtashacabka.com
Deg Deg: Xubno Ubbo-Aldaacish Ah Oo Addis Ababa Lagu Qab-qabtay. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/610-deg-deg-xubno-ubbo-aldaacish-ah-oo-addis-ababa-lagu-qabqabtay.html
Deg Deg: Xubno Ubbo-Aldaacish Ah Oo Addis Ababa Lagu Qab-qabtay. Published on Sunday, 11 January 2015 19:56. Xogta Shacabka (Addis Ababa). Booliska federaalka Itoobiya ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qab qabtay qaar kamid ah xubno UBO-Aldaacish ah oo baryahan danbe dhaq-dhaqaaqooda si adag loo daba socday si loo soo dhamaystiro cadaymo muujinaya nooca danbiga ee ay kujireen, dabnigaas oo isugu jiray 3 danbi oo cul-culus. Magacyada xubnahan Addis laga qab-qabtay ayaa lasheegay in ay sidan kala yihiin:.
xogtashacabka.com
Mudane C/xakiim Cigaal Cumar oo Maanta Kahadlay SSI Group Shirkii Waxgaradka iyo Hogaaminta ESPDP. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/613-mudane-c-xakiim-cigaal-cumar-oo-maanta-kahadlay-ssi-group-shirkii-waxgaradka-iyo-hogaaminta-espdp.html
Mudane C/xakiim Cigaal Cumar oo Maanta Kahadlay SSI Group Shirkii Waxgaradka iyo Hogaaminta ESPDP. Published on Saturday, 24 January 2015 04:22. Wararka naga soo gaadhaya xarunta Kililka ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in hoolka shirarka ee Qaryaan Dhoodaan uu kasocdo shir taariikhi ah oo ay kasoo qayb galeen dhamaan ugaasyada, garaadada, suldaamada iyo waxgaradka DDSI. Shirkan ayaa waxaa maanta si aad u heer saraysa uga hadlay madaxwayne kuxigeenka kililka mudane Cabdixakiim Cigaal Cumar. Waxay lahaa...
xogtashacabka.com
Waftiga Madaxda DDSI Ee Canada Iyo Maraykanka Oo Toddobaadkan Baxaya. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/616-waftiga-madaxda-ddsi-ee-canada-iyo-maraykanka-oo-toddobaadkan-baxaya.html
Waftiga Madaxda DDSI Ee Canada Iyo Maraykanka Oo Toddobaadkan Baxaya. Published on Sunday, 01 March 2015 15:28. Wararka ka imanaya xarunta DDSI ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in maal mahan fooda inagu soo haya ay madaxda sare ee DDSI oo uu kamidyahay madaxwaynaha kililka mudane Cabdi Maxamuud iyo Madaxwayne Kuxigeenka mudane Cabdixakiim Cali Cgaal ay u socdaalo ugu baxayaan dalka dibadiisa. Dhamaan madaxda sare ee DDSI ayaa lafilayaa inay socdaalkoodan dibada u kacaan isla toddobaadyadan fooda inagu ...
xogtashacabka.com
Radio - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/radio.html
xogtashacabka.com
Links - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/links.html
xogtashacabka.com
Faarax Ismaaciil Axmed Oo VOA Kasheegay In Fayrfayr Ay Xawaadle Leeyihiin. - www.xogtashacabka.com
http://www.xogtashacabka.com/latest-news/619-faarax-ismaaciil-axmed-oo-voa-kasheegay-in-fayrfayr-ay-xawaadle-leeyihiin.html
Faarax Ismaaciil Axmed Oo VOA Kasheegay In Fayrfayr Ay Xawaadle Leeyihiin. Published on Tuesday, 26 May 2015 20:08. Sida lawada ogsoonyahay degmada Fayrfayr gobolka Shabeele ee kilinka 5aad waxay kamid tahay degmooyinka laga sameeyay dib u dajinta ee kililku ku horumariyo bulshada iyo qaab nololeedka gaar ahaan xoolo dhaqato beeralaynimada, iyadoo la ogsoonyahay in degmadu soo jireen tahay. Balse dhanka kale markaan eegno dad badan ayaa waxay iswaydiinayaan go'aanka uu Faarax Ismaaciil kaga hadlay Fayrfa...
SOCIAL ENGAGEMENT