ilays.com
welcome ilaysonline » somali news
http://www.ilays.com/somalinews/somali-news
Caruurta bara afka soomaaliga. Raquo; somali news. Soomaaliya malahan warbaahin sax ah. Aug 23, 2016. Warbaahinta ay soomaalidu leedahay ayaa ah kuwo u taagan inay marin habaabiyaan maanka iyo maskaxda shacabka soomaaliyeed, wararka ku baxa afka soomaaliga ee ay sii daayaan warbaahinta soomaalidu ayaa ah warar been abuur ah oo aan jirin, kuwa diyaariya wararka ku baxa afka soomaaliga ayaa u badan kuwo u adeega cadawga soomaaliyeed, warbaahinta soomaalidu waxaa ay gabi ahaan gacanta ugu jirtaa. Waxaan rab...
ilays.com
welcome ilaysonline » gabay
http://www.ilays.com/somalinews/gabay
Caruurta bara afka soomaaliga. Gabaygii alaha u naxariistee cabdulaahi suldaan timacade. May 8, 2012. Gabaygaan waxaa tiriyey alaha u naxariistee gabyaagii waynaa ee cabdullahi suldaan timacade, gabaygaan ayaa si dhab ah u taabanaya dhaqamada ay leeyiin dadka soomaaliyeed ,. dhagaysi wacan Read More →. Gabaygaan waxaa noo soo jeedinaya alaha u naxariistee abwaan c/qaadir xirsi siyaad (yamyam). Aug 13, 2011. Alaha u naxariistee gabaygaan waxaa tiriyey abwaan cabdulqaadir xirsi yam yam /daawo. Jul 24, 2011.
ilays.com
welcome ilaysonline » Suugaan
http://www.ilays.com/somalinews/suugaan
Caruurta bara afka soomaaliga. Barnaamijka hidaha iyo dhaqanka. Sep 13, 2011. Hidaha iyo dhaqankaku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qowmiyad degaan iyo dal leh laguna aqoonsado waxa ay yihiin iyo waxa ay aaminsanyihiin laguna tixgaliyaa , hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed waa wax soo jiray kumaankum sano salna u haa inaan yeelano magac noogaar ah oo soomaali layiraahdo . hadaba hidaha iyi dhaqanka soomaaliyeed waxaa uu ku qotomaa caqliga. Jun 12, 2011. Jun 12, 2011. Sheeko xariiro dhagaysi wacan. Hidah...
ilays.com
welcome ilaysonline » tacsi
http://www.ilays.com/somalinews/tacsi
Caruurta bara afka soomaaliga. Sep 3, 2012. Wp rycle] Read More →. Tacsi /marxuum axmad maxamud sanyare. Jan 10, 2012. Tacsi marxuumad faadumo jamac abshir. Jan 2, 2012. Tacsi/ marxuum AADAN BUULE MAXAMAD. Nov 10, 2011. Halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo caruurtii iyo xaasakii uu kabaxay marxuum aadan buule maxamad oo gacan ka xaqdaran ay ku dishay magaalada muqdisho waxaan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo asagana janadii fardowso ilaahay ha ka waraabiyo...
ilays.com
welcome ilaysonline » maqaalo
http://www.ilays.com/somalinews/maqaalo
Caruurta bara afka soomaaliga. Haku diganin Nin ay dani hayso. Jan 22, 2015. Dadka soomaaliyeed qaarkood ayaa qofka dhaqaalaha yar waxaa ay ula dhaqmaan siyaabo kala gadisan, dadka qaarkood waaba ay dulaystaan, waxaana ay ugu yeeraan magacyo kala gadisan, inkastoo ay jiraan dad badan oo soomaali ah oo xilkas ah oo garanaya danta jirta, ,waayaha aduunku waa is daba socdaan, qofwalbana si ayey ku soo martaa, mana jiro qof uu ilaahay kala balamay dhaqaalo la,aan, iyo . Feb 11, 2014. Feb 10, 2014. Barnaamijk...
ruunki.wordpress.com
DFKM ee soomaaliya oo ku dhow inay maamul ay u sameeyaa hiiraan | WWW.RUUNKI.COM
https://ruunki.wordpress.com/2012/01/30/dfkm-ee-soomaaliya-oo-ku-dhow-inay-maamul-ay-u-sameeyaa-hiiraan
January 30, 2012 • 11:14. DFKM ee soomaaliya oo ku dhow inay maamul ay u sameeyaa hiiraan. Tan iyo markii xoogaga alshabaab laga saaray magaalada baladweyne ee gobolka hiiraan waxaa isa soo tarayay hardan xoogan oo loogu jiro hanashada gobolka hiiraan,. Kooxo hubaysan ayaa durbaba bilaabay loolan adag oo ay ku doonayaan inay af iyo adinba ku maamulaan gobolka hiiraan oo ah gobol aad u weyn beelo badan ay wada degaan. Sida cad gobolka waxaa awood ahaan ku hardama ama sheegta beelo dhowr ah, beelaha xawaad...
ruunki.wordpress.com
March | 2012 | WWW.RUUNKI.COM
https://ruunki.wordpress.com/2012/03
March 2, 2012 • 13:45. Dagaalyanahada Siiriya oo isaga baxay Xoms. Filed under: أخبار هامة. March 2, 2012 • 13:30. Hotelka Danwaa ee degmada Jilib oo Gubtay “sawiro”. Hotelka danwaa ee degmada jilib ee gobolka jubada dhexe oo gubtay. Hotelka danwa oo ah hottel aad caana u ah aadna looga yaqaan gobolada koofureed ee dalka waxaa la dhisay 1987 ,. Danwa hottel waxaa uu kakoobanyahay qeynbo kala duwan sida jiif ,hoolal, qeybo,ganacsi ,iyo baarar cunto. This slideshow requires JavaScript.
SOCIAL ENGAGEMENT