 kismaayo24.com
                                            kismaayo24.com
                                        
                                        Maqaalo | Kismaayo24 News Agency
                                        http://www.kismaayo24.com/category/public
                                        ISBAHAYSIGA ISBEDELDOONKA (ISB-ISB): Midaynta Mucaaradka Xilliga doorashada 2016. Midaynta Mucaaradka Xilliga Doorashada 2016. Warmurtiyeed, 12 Agoosto, 2016. Isbahaysiga Isbedeldoonka (ISB-ISB) waxaa ku bahoobay xisbiyo, madallo, murashaxiin madaxwayne iyo siyaasiyiin iskula qancay in isbedel siyaasadeed laga sameeyo Somaliya xilliga doorshada 2016. Isbahaysigu wuxuu la socday qaabka ay uga wax u waday Madasha Madaxda Qaranka doorasha 2016, waxayna darseen warmurtiyeedkii kasoo baxay 9. Isbahaysigu wuxu...
                                     
                                    
                                        
                                             kismaayo24.com
                                            kismaayo24.com
                                        
                                        Arimaha Bulshada | Kismaayo24 News Agency
                                        http://www.kismaayo24.com/category/arimaha-bulshada
                                        Category Archives: Arimaha Bulshada. Top News: Maxaa Saacadan La Joogo Ka Cusub Sheekadii Manchester United Iyo Weliba Sidoo Kale Pogba (War Ayaan Idinkaga Wadnaa). Paul Pogba ayaa la saadaaliyey in uu lacagta rikoorka adduunka ugu dhaqaaqi doono kooxda Manchester United Axada beri ah,. Xiddiga Khadka dhexe ee Juventus ayaa la qorsheeyay inuu uduullo England si uu tijaabada caafimaadka u dhameystiro. Manchester United ayaa tartanka Community Shield ku wajahaysa kooxda Leicester City maalinta beri ah. 
                                     
                                    
                                        
                                             kismaayo24.com
                                            kismaayo24.com
                                        
                                        Breaking News | Kismaayo24 News Agency
                                        http://www.kismaayo24.com/category/breaking-news
                                        Category Archives: Breaking News. Muran ka dhashay warqadda caafimaadka ee Trump. Dakhtarka Donald Trump ayaa sheegay in ay shan daqiiqo ku qaadatay waraaqdii caafimaadka ee uu u qoray murashaxa xisbiga Jamhuuriga isaga oo wali Trump uu banaanka ku sugayay gaarigiisu. 8220;dagdagii aan waraaqda u qoray awgeed erayada qaarkood si rasmi ah ugama turjamayaan fariintii ay ahayd in ay gudbiyaan” Dakhtar Harold Bornstein ayaa sidaas u sheegay telefeshinka NBC News. This entry was posted in Breaking News. Dhaga...
                                     
                                    
                                        
                                             kismaayo24.com
                                            kismaayo24.com
                                        
                                        English News | Kismaayo24 News Agency
                                        http://www.kismaayo24.com/category/english-news
                                        Category Archives: English News. DEG DEG: Rasaas Xoogan oo laga dhexmaqlaayo Maqaayada Banaadir Beach iyo Dadkii ku jiray oo…. Wararka naga soo gaaraya Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lagu weeraray Maqaayada Banaadir Beach ee ku taala Xeebta Liido. Qarax ka dib ayaa waxaa xigay weerar toos ah oo maleeshiyaadka Argagixisada ay ku soo qaadeen Maqaayada, waxaana sidoo kale goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo la dagaalamaya Maleeshiyadaan. Mushrax Cabdiraxmaan Cabdishaku...
                                     
                                    
                                        
                                             kismaayo24.com
                                            kismaayo24.com
                                        
                                        Somali News | Kismaayo24 News Agency
                                        http://www.kismaayo24.com/category/somali-news
                                        Category Archives: Somali News. XOG Culus: K24 oo Heshay Macluumaad ku Saabsan in Bangiga Dhexe laga Xaday Lacago Malaayiin Dollar ah iyo masuuliyiin lagu …. Iyadoo Dhawaan Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Ee Soomaliya uu shaaca ka qaaday in Qasnada Bangiga dhexe laga xaday Lacago gaaraya ku dhawaad 530,000 oo Dollar taasi oo aan la aogeyn cida kala baxday qasnada dowlada. Lacagahaasi ayaan weli la ogaan cida ay ku Maqantahay waxaana ilaa iyo hada aan la ogeyn sida loo xaday lacagta iyo masuulka xaday intaba .