jidbaale.com
Video: Amiin Caamir Oo Sheeko Ka Curiyay Jidh-Dilka Sirdoonku Ku Sameeyaan Maxaabiista Ay Soo Qabtaan | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/video-amiin-caamir-oo-sheeko-ka-curiyay-jidh-dilka-sirdoonku-ku-sameeyaan-maxaabiista-ay-soo-qabtaan
Saturday, August 27th, 2016. Video: Amiin Caamir Oo Sheeko Ka Curiyay Jidh-Dilka Sirdoonku Ku Sameeyaan Maxaabiista Ay Soo Qabtaan. Aug 7, 2015 - jawaab. Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa wuxuu Sheeko murti xambaarsan ka curiyay sida ciidamada sirdoonka soomaaliyeed ugu qasbaan maxaabiista jeelasha ku jira inay sheegtaan dembiyo aysan gelin, taas oo ka dhalata sida uu sheekada inoogusoo gudbiyay jidh dilka iyo garaacista lagu sameeyo maxaabiistaasi. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA.
jidbaale.com
Qormo: Kooxda Beesha Caalamka Oo Kulan Ku Qabatay Laascaanood Iyo Qorshaha Ka Dambeeya | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/qormo-kooxda-beesha-caalamka-oo-kulan-ku-qabatay-laascaanood-iyo-qorshaha-ka-dambeeya
Saturday, August 27th, 2016. Qormo: Kooxda Beesha Caalamka Oo Kulan Ku Qabatay Laascaanood Iyo Qorshaha Ka Dambeeya. Aug 8, 2015 - jawaab. Waxaa shalay galab ka dhacay magaalada Laascaanood kulan ay soo qabanqaabiyeen kooxda la baxday beesha caalamka ee xuurtada dhaqaale iyo midka siyaasadeed ee jirta magaalada Laascaanood hormuudka ah, waxaana shirkaasi kasoo qayb galay dhamaanba shakhsiyaadka ay kooxdaasi ka koobantahay oo aan midi ka maqnayn. Kooxda beesha Caalamka ayaa waxay carqalad ku noqdeen sidii...
jidbaale.com
Warbixin: Maleeshiyaadka Maamulka Hargaysa Oo Dad Ku Xidh-Xidhay Laascaanood Kadib Markii…. | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/warbixin-maleeshiyaadka-maamulka-hargaysa-oo-dad-ku-xidh-xidhay-laascaanood-kadib-markii
Saturday, August 27th, 2016. Warbixin: Maleeshiyaadka Maamulka Hargaysa Oo Dad Ku Xidh-Xidhay Laascaanood Kadib Markii. Aug 9, 2015 - jawaab. Wararka shabakada jidbaale kasoo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa daboolka ka qaadaya in maleeshiyaadka maamulka Hargaysa ee ku sugan magaalada Laascaanood ay xabsiga ugu taxaabeen ugu yaraan sadex ruux oo ay ku jiraan shakhsiyaad si aada looga yaqaano magaalada. Sidoo kale, maleeshiyaadka maamulka Hargaysa ayaa xubnaha qurbejoogta ah ee ...
jidbaale.com
Video: Kulan Dhex Maray Wasiir Jengeli Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo Oo Ka Dhacay Buuhoodle | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/video-kulan-dhex-maray-wasiir-jengeli-iyo-madaxda-maamulka-khaatumo-oo-ka-dhacay-buuhoodle
Saturday, August 27th, 2016. Video: Kulan Dhex Maray Wasiir Jengeli Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo Oo Ka Dhacay Buuhoodle. Aug 9, 2015 - jawaab. Wasiirka Wasaarada Duulistada Hawada iyo Garoomada Dawlada Soomaaliya Mudane Cali Jamac Jangali Ayaa Kulan Balaadhan la Qaatay Madaxda Maamulka Khaatumo, Golaha deegaanka Buuhoodle, iyo Golaha Dhaqanka Waxaana Kulankaasi uu wasiirku ugu kuurgalayay baahiyaha dhanka bulshada ee ka jira gobolka Cayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KULANKA. Sign in with Twitter.
jidbaale.com
Daawo aas Qaran oo Maanta Buuhoodle loogu Sameeyey Marxuum Ciise Garaad Soofe Sawiro | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/daawo-aas-qaran-oo-maanta-buuhoodle-loogu-sameeyey-marxuum-ciise-garaad-soofe-sawiro
Saturday, August 27th, 2016. Daawo aas Qaran oo Maanta Buuhoodle loogu Sameeyey Marxuum Ciise Garaad Soofe Sawiro. Aug 9, 2015 - jawaab. Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Maanta aas Qaran loogu Sameeyey Marxuum Ciise Garaad Soofe Waxaana aaaska Maanta ka Qayb Galay Madaxda Khaatumo State Wasiir Jeelgali iyo Shacabwayne badan! Halkan ka Daawo Sawiro iyo Sida loo aasay Marxuum Ciise Garaad Soofe. Sign in with Twitter. Sign in with Facebook. 2015 War La Helyaaba, Talo La Hel.
jidbaale.com
Laascaanood:- Kulanka Xagaaga Oo Ay Isugu Yimaadeen Guda Joogta Iyo Qurba Joogta(Vidoe+Sawiro). | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/laascaanood-kulanka-xagaaga-oo-ay-isugu-yimaadeen-guda-joogta-iyo-qurba-joogta
Saturday, August 27th, 2016. Laascaanood:- Kulanka Xagaaga Oo Ay Isugu Yimaadeen Guda Joogta Iyo Qurba Joogta(Vidoe Sawiro). Aug 8, 2015 - jawaab. Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Jaamacada Nugaal , Ururka Xirfadlayaasha Caafimaae . Ururka Daljir ee Deegaanka , Maamulka Jaamacad Nugaal iyo Ururka ay ku midoobeen Ardaydka ka qalin jabisay Jaaamcada Nugaal University. Halkan Ka Daawo Warbixin Dhamaystiran. Iyo Wada tashi dheer kadiba Waxa la is arkay inay Muhiim tahay Arimaha Hoos kuxusan:.
jidbaale.com
Video: Qorshe Dal Loogu Abuurayo Qaxootiga Kusoo Badanaya Wadamada Yurub Iyo Ameerika | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/video-qorshe-dal-loogu-abuurayo-qaxootiga-kusoo-badanaya-wadamada-yurub-iyo-ameerika
Saturday, August 27th, 2016. Video: Qorshe Dal Loogu Abuurayo Qaxootiga Kusoo Badanaya Wadamada Yurub Iyo Ameerika. Aug 7, 2015 - jawaab. Maal qabeen u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay qorshaha ku saabsan in wadan cusub loo sameeyo qaxootiga adduunka ee kusoo badanaya wadamada reer galbeedka ah ee yurub iyo ameerika. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA. Sign in with Twitter. Sign in with Facebook. 2015 War La Helyaaba, Talo La Hel.
jidbaale.com
Daawo:Ciidamada Amisom oo Diyaaradaha Dagaalka u Adeegsaday Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan (VIDEO) | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/daawociidamada-amisom-oo-diyaaradaha-dagaalka-u-adeegsaday-deegaano-hoostaga-gobolka-hiiraan-video
Saturday, August 27th, 2016. Daawo:Ciidamada Amisom oo Diyaaradaha Dagaalka u Adeegsaday Deegaano Hoostaga Gobolka Hiiraan (VIDEO). Aug 8, 2015 - jawaab. Waxaa maanta Deegaano hoostaga Gobolka Hiiraan ay Dagaalo qaraari ku dhex mareen Ciidamada Dowladda oo gacan ka helaya kuwa Amisom iyo Ciidamada Ururka Al Shabaab, Dagaaladan ayaa waxa ay ka dhaceen tuulooyin ku yaal inta u dhaxaysa Baladweyne and Buulo Burde Ee Gobolka Hiiraan. Sign in with Twitter. Sign in with Facebook.
jidbaale.com
Video: Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Oo Ka Hadlay Qorshaha Maamulka Garoowe Ee Buuhoodle | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/video-gudoomiyaha-baarlamaanka-khaatumo-oo-ka-hadlay-qorshaha-maamulka-garoowe-ee-buuhoodle
Saturday, August 27th, 2016. Video: Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Oo Ka Hadlay Qorshaha Maamulka Garoowe Ee Buuhoodle. Aug 8, 2015 - jawaab. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka ee Maamulka Khaatumo Mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa wuxuu ka hadlay Arimo muhiima oo ku aadan deegaanada maamulka khaatumo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA. Sign in with Twitter. Sign in with Facebook. 2015 War La Helyaaba, Talo La Hel.
jidbaale.com
Video + Sawiro: Maamulka Dugsiga Xanaanada Caruurta Al-Bushra Oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda | War La Helyaaba, Talo La Hel
http://jidbaale.com/2015/08/video-sawiro-maamulka-dugsiga-xanaanada-caruurta-al-bushra-oo-abaal-marino-gudoonsiiyay-ardayda
Saturday, August 27th, 2016. Video Sawiro: Maamulka Dugsiga Xanaanada Caruurta Al-Bushra Oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda. Aug 7, 2015 - jawaab. Maamulka Dugsiga Xanaanada iyo Tarbiyada Caruurta ee Albushra ayaa magaalada Laascaanood ugu qabtay munaasabad ballaadhan oo algu gudoonsiinayay abaalmarino kala duwan ardaydsii kaalmaha hore ka galay fasalada Hoose ee Xanaanada iyo Tarbiyada Caruurta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA. EN Mawliid Isma Haradiged. Sign in with Twitter. Sign in with Facebook.
SOCIAL ENGAGEMENT