magaalo.com
Burburka Ku habsaday Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Daawashada Xukuumada + Layaaabka shacabka | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12125
Somali News Network - Magaalo.com. Burburka Ku habsaday Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Daawashada Xukuumada Layaaabka shacabka. Mon, 08/10/2015 - 16:40. Cali Maxamed Warancade Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo fashilmay ayaa tan iyo wakhtigii uu madaxwayne silanyo u magacabay wasaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxa maalinba maalinta ka danbaysa soo if baxaya Maamul Xumida iyo Aqoon La-aanta Wasaradda Arrimaha Gudaha ka Haysata Cali Warancade. Wasrada arima gudaha somaaliland ma...
magaalo.com
Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12133
Somali News Network - Magaalo.com. Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda. Mon, 08/10/2015 - 16:10. Maxkamad Britain kutaala ayaa tuurtay kiiskii lagu masaafurin lahaa madaxa sirdoonka ee Rwanda oo dambiyo dagaal loo haystay. Powered by Somali News Network.
magaalo.com
DAAWO: Waraysi Jabriil: Hiisiga 2016 Sidee ayuu u suurta galayaa | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12130
Somali News Network - Magaalo.com. DAAWO: Waraysi Jabriil: Hiisiga 2016 Sidee ayuu u suurta galayaa. Mon, 08/10/2015 - 18:36. Powered by Somali News Network.
magaalo.com
Daawo Xisbiga WADANI Oo Si Adag U Canbaareeyay Dilkii Foosha Xumaa Ee Shalay Xukuumada Silaanyo U Geysatay Wiilka Dhalinyarada Ahaa…( VIDEO ) | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12128
Somali News Network - Magaalo.com. Daawo Xisbiga WADANI Oo Si Adag U Canbaareeyay Dilkii Foosha Xumaa Ee Shalay Xukuumada Silaanyo U Geysatay Wiilka Dhalinyarada Ahaa( VIDEO ). Mon, 08/10/2015 - 13:40. Aug 10, 2015 Hargeysa (Cadceed) Xisbiga WADANI Oo Si Adag Uga Hadlay Dilkii Foosha Xumaa Ee Shalay Xukuumada Silaanyo U Geysatay Wiilka Dhalinyarada Ahaa. Powered by Somali News Network.
magaalo.com
U.S. donates $1.5m to Somalia Police for restructuring | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12127
Somali News Network - Magaalo.com. US donates $1.5m to Somalia Police for restructuring. Mon, 08/10/2015 - 13:46. US donates $1.5m to Somalia Police for restructuring. Somalia’s Minister of Finance (R) and U.S. Envoy shaking hands after signing the agreement. United States envoy to Somalia announced$ 1.5 million in aid to Somalia police for the restructuring process and to educate the officers on standards of crime investigations. Somalia’s Police sector was torn apart by decades of clan rivalries and th...
magaalo.com
Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12123
Somali News Network - Magaalo.com. Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda. Mon, 08/10/2015 - 16:10. Maxkamad Britain kutaala ayaa tuurtay kiiskii lagu masaafurin lahaa madaxa sirdoonka ee Rwanda oo dambiyo dagaal loo haystay. Powered by Somali News Network.
magaalo.com
User account | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/user/password
Somali News Network - Magaalo.com. Request new password (active tab). Username or e-mail address *. Powered by Somali News Network.
magaalo.com
Qasriga Siilaanyo Looga Dhisayo Magaaladda Berbera Iyo Dhismayaasha Qoyskiisa Uga Socda Hargeysa + Daawo Sawiradda | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12126
Somali News Network - Magaalo.com. Qasriga Siilaanyo Looga Dhisayo Magaaladda Berbera Iyo Dhismayaasha Qoyskiisa Uga Socda Hargeysa Daawo Sawiradda. Mon, 08/10/2015 - 16:30. Siday ilo xogogaal ah oo reer Berbera ahi Haatuf u sheegeen, dhismaha qasrigan ayaa marka la dhamaystiro waxa uu yeelan doonaa barkad lagu dabaasho ( Swimming pool. Oo biyaha badda ay ku soo ridayaa beebab dhulka hoostiisa la marin doono oo badda ku dhacaya. Waxase sida ay hawshaasi u socoto kolba soo kormeerta marwadda 1-aad ee Aami...
magaalo.com
Daawo Sawirada Dadkii Rasaasta RRU-da Ku Dhaawacmay Iyo Kalkaaliso Caafimaad Oo Ka Xog Waramay Siday Wax U Dhaceen Iyo Xaaladda Dhaawac | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12124
Somali News Network - Magaalo.com. Daawo Sawirada Dadkii Rasaasta RRU-da Ku Dhaawacmay Iyo Kalkaaliso Caafimaad Oo Ka Xog Waramay Siday Wax U Dhaceen Iyo Xaaladda Dhaawac. Mon, 08/10/2015 - 16:51. Dhibka shalay dhacay ayaa sababay dhimashada wiil da yar iyo dhaawaca shan qof, arrintaasi oo dhacday kadib markii qoys guri dhisanaya dawladda hoose amartay in la joojiyay markii dambena boolis goobta la geeyay iyo qoskii isku dhaceen. Intaas kadib waxaa nalagu yidhi waxa soo socda ciidan Guriga baabi-inaya ka...
magaalo.com
Somaliland:Two days consultation Meeting on the Proposed Terrorism Suppression Bill Opens | Somali News Network - Magaalo.com
http://www.magaalo.com/node/12132
Somali News Network - Magaalo.com. Somaliland:Two days consultation Meeting on the Proposed Terrorism Suppression Bill Opens. Mon, 08/10/2015 - 17:03. By Goth Mohamed Goth. The parliamentary committee on internal Affairs today for the first time met with civil societies groups to discuss issues regarding the proposed Somaliland Terrorism Suppression Bill which is expected to be tabled soon in parliament. Members of the parliamentary committee on internal Affairs. Somaliland Terrorism Suppression Act.