maakhir.wordpress.com
Shaqaale AJaanib ah ayaa lagu Afduubay Koonfurta Dalka Somaliya | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/01/shaqaale-ajaanib-ah-ayaa-lagu-afduubay-koonfurta-dalka-somaliya
Bal Aan Maakhir Haybsado. Shaqaale AJaanib ah ayaa lagu Afduubay Koonfurta Dalka Somaliya. April 1, 2008 in Somalia. Shaqaale AJaanib ah oo ka shaqayn jiray Hay”adda FAO ayaa maanta Lagu qafaashay meel ka mid ah Gobolada Jubada dhexe ee Koonfurta Dalka Somaliya, Shaqaalahaasi ayaa waxa Afduubay ninman Hubaysan iyaga oo Rasaas ooda kaga qaaday Gaadhigii ay wateen. Sarifka lacaga ha qalaad ayaa cirka isku shareeray magaalada Bosaaso. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed ku qabaneysa Buuhoodle. Comments feed ...
maakhir.wordpress.com
Dad Shuban Biyood ugu geeriyooday Degmada Dhahar | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/04/dad-shuban-biyood-ugu-geeriyooday-degmada-dhahar-2
Bal Aan Maakhir Haybsado. Dad Shuban Biyood ugu geeriyooday Degmada Dhahar. April 4, 2008 in Somalia. Sida ay noo xaqiijiyeen Masuuliyiinta Cisbitaalka Degmada Dhahar waxa maanta Degmada Dhahar Shuban biyood ugu geeriyooday Ilaa Hal ruux kaasi oo uu soo ritay Cudurkaasi, qofkaasi dhintay maanta ayaa la sheegay inuu ahaa Inan yar oo oo mudo Cudurkaasi la Il daraa, Dhakhaatiirta Cisbitaalka Dhahar ayaa arinkaasi aad ugu walaacsan. Dhamaan Jaliyada Deegaanka Sanaag waxa loogu baaqayaa inay dadkaasi dhibaata...
maakhir.wordpress.com
Your Role | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/your-role
Bal Aan Maakhir Haybsado. Dhamaan Akhristayaasha sharafta mudan, marka hore waad ku mahadsantihiin booqashada aad na soo booqateen. Waxaan mar walba ku dadaalna si aan u wanaajino wax qabadka. Waxaan idinka codsanaynaa inaad wixii ra’yi, talo, saxid, iwm, inaad nala soo xidiidhtaan, email kayagu waa maakhironline@gmail.com. Mar walba diyaar baanu u nahay inaan taladiina aqbalno, xidhiidhkiinana aad baanu u xiisaynaynaa. Dhamaan, Bahda Maakhir.com,. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed ku qabaneysa Buuhoodle.
maakhir.wordpress.com
Markab laga leeyahay Dalka France ayaa lagu Qafaashay Xeebaha Dalka Somaliya | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/04/markab-laga-leeyahay-dalka-france-ayaa-lagu-qafaashay-xeebaha-dalka-somaliya
Bal Aan Maakhir Haybsado. Markab laga leeyahay Dalka France ayaa lagu Qafaashay Xeebaha Dalka Somaliya. April 4, 2008 in Somalia. Markab nooca ay racaan Dalxiiyaashu ayaa la sheegay in Maanta Galinkii danbe Koox budhcad badeed ahi Afduubtay Markabkaasi ayaa la sheegay inuu Dhex Muquurayay xeebta u dhexaysa Yeman iyo Somaliya waxana la sheegay inay wateen shaqaale gaadhaya ilaa 30-Ruux oo u. Kala dhashay qaarada Yurub. Markabkan ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Ponant. Maakhir A New Somali State Calling ...
maakhir.wordpress.com
Roobab ka Da”ay Gobolka Sanaag | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/03/roobab-ka-daay-gobolka-sanaag
Bal Aan Maakhir Haybsado. Roobab ka Da”ay Gobolka Sanaag. April 3, 2008 in Somalia. Roobab Goos Goos ah ayaa ka Da”ay meel ka mid ah Gobolka Sanaag siiba Xarunta Gobolka ee Ceerigaabo, Roobkaasi ayaa waxa la sheegay inay ka Da”een meel ka baxsan Magaalada Ceerigaabo, sida Buurta Surad iyo Agagaarkeeda,waxa jira inay Hogol fiicane ku curtay. Agagaarka Degmada Ceerigaabo halkaasi oo aad loogu Dayrsaday. Sarifka lacaga ha qalaad ayaa cirka isku shareeray magaalada Bosaaso. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed...
maakhir.wordpress.com
maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/09/04/1006
Bal Aan Maakhir Haybsado. September 4, 2008 in General. Mogadishu – Somalia 1963 maakhir.com. Sarifka lacaga ha qalaad ayaa cirka isku shareeray magaalada Bosaaso. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed ku qabaneysa Buuhoodle. Dowlad Goboleedka Maakhir ayaa kordhisey tirada xubnaha wakiilada iyo Beelaha Jubada Hooose Xubno laga siiyey. Warbixin:- Dugsiga Sare ee Degmada Dhahar(sawiro). Maakhir A New Somali State Calling for Somalia’s Unity. Dad Shuban Biyood ugu geeriyooday Degmada Dhahar.
maakhir.wordpress.com
Maakhir – A New Somali State Calling for Somalia’s Unity | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/12/31/maakhir-–-a-new-somali-state-calling-for-somalia’s-unity
Bal Aan Maakhir Haybsado. Maakhir A New Somali State Calling for Somalia’s Unity. December 31, 2008 in Maakhir. A few months ago, an important development took place in the Somali North, namely the area that spans in the east of Somaliland and in the west of Puntland. This is the famous land of Damask tree (willow) that was exported from here to all possible directions since the times of the Egyptian Queen, Pharaoh Hatshepsut (ca. 1490 1470 BCE). The Maakhir State of Somalia comes out of a long tradition...
maakhir.wordpress.com
Faah Faahin dheeraad ah Qaraxii lala beegsaday Taliyihii Booliska Puntland | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/13/faah-faahin-dheeraad-ah-qaraxii-lala-beegsaday-taliyihii-booliska-puntland
Bal Aan Maakhir Haybsado. Faah Faahin dheeraad ah Qaraxii lala beegsaday Taliyihii Booliska Puntland. April 13, 2008 in Somalia. Sarifka lacaga ha qalaad ayaa cirka isku shareeray magaalada Bosaaso. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed ku qabaneysa Buuhoodle. Dowlad Goboleedka Maakhir ayaa kordhisey tirada xubnaha wakiilada iyo Beelaha Jubada Hooose Xubno laga siiyey. Warbixin:- Dugsiga Sare ee Degmada Dhahar(sawiro). Maakhir A New Somali State Calling for Somalia’s Unity. Comments feed for this article.
maakhir.wordpress.com
Dagaal ka dhacay Deegaanka Cadaado ee Gobolka Galguduud | maakhir.com
https://maakhir.wordpress.com/2008/04/03/dagaal-ka-dhacay-deegaanka-cadaado-ee-gobolka-galguduud
Bal Aan Maakhir Haybsado. Dagaal ka dhacay Deegaanka Cadaado ee Gobolka Galguduud. April 3, 2008 in Somalia. Ilaa shan iyo toban qof, ayaa ku dhintay, iyadoo qaar kalena ku dhaawacmeen dagaal kooxo hubaysan iyo ciidamada dowladda ku meelgaarka ah ku dhexmaray magaalada Cadaado gobolka Galduguud,waxa la sheegay inay Dagaalkaasi iskaga hor yimaadaan Kooxaha diidan Dawlada. Somaliya iyo Ciidamada Dawlada Somaliya oo iyana Halkaasi ku sugnaa. Beesha Dhulbahante oo shir beeleed ku qabaneysa Buuhoodle. Dowlad ...