somalilandnabad.blogspot.com
somalilandnabad: kulmiye oo gaadhi seeraf ah ugu deeqay jaamacada burco
http://somalilandnabad.blogspot.com/2010/04/kulmiye-oo-gaadhi-seeraf-ah-ugu-deeqay.html
Tuesday, 27 April 2010. Kulmiye oo gaadhi seeraf ah ugu deeqay jaamacada burco. Xisbiga Mucaaridka Ah Ee KULMIYE Oo Hal Baabuur Oo Uu Ku Deeqay Guddoonsiiyey Jaamacadda Burco. Hargeysa(Ramaas) Apr. 27, 2010 - Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa Gaadhi noociisu yahay Toyota Surff ku wareejiyey Jaamacadda Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, si gaadhigaasi u fududeeyo baahiyaha gaadiid ee ay jaamacaddu tabayso. Md Waabeeye mar uu ka hadlayay hawlaha doorashooyinka waxa uu yidhi:. Komishanka door...
gaax-aax.blogspot.com
Burao: DIBUDHISKA SEERIHII AROORI IYO QOOLCADAY
http://gaax-aax.blogspot.com/2014/07/dibudhiska-seerihii-aroori-iyo-qoolcaday.html
Wednesday, 23 July 2014. DIBUDHISKA SEERIHII AROORI IYO QOOLCADAY. Guddida gobolka, degmada, iyo waxgaradka degmeda burco oo uu nagu wehilinaayay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir waxaan ku yeelanay shir xarunta gobolka togdheer waxaana laysla qaatay sidii loo bilaabilaha Seeraha Aroori , IYO Qoolcaday. 18 September 2014 at 09:54. Subscribe to: Post Comments (Atom). Kulmiye oo gaadhi seeraf ah ugu deeqay jaamacada burco. Codkaaga wax ku beddel. oo udub shan kale ha ugu darin. View my complete profile.
qalinmaal.blogspot.com
QALIN-MAAL: Warbaahinta aan dhex dhexaadka ahayn Sida Universal TV, Somali chanel iyo Laanta afsomaliga BBC waxaynu ugu yeedhi karnaa NAMIIMIYE
http://qalinmaal.blogspot.com/2013/07/warbaahinta-aan-dhex-dhexaadka-ahayn.html
WIXII LA QORAA QURUMO HADHEE MUXU HADAL QIIMO LEEYAHAY". Warbaahinta aan dhex dhexaadka ahayn Sida Universal TV, Somali chanel iyo Laanta afsomaliga BBC waxaynu ugu yeedhi karnaa NAMIIMIYE. Ana nadartu wixii aan arkaan. Nin ku xiga naxliga. Kuu galaa nudayga kaa gooye. Namiimiyuhu waa midka ka shaqeeya u kala dab qaadida iyo isku dirka umada muslinka ah waxaanu ku sifoobaa. Cid Necbaysi iyo Naxli. Laanta Afsomaliga ee BBC iyadu hore ayay dhinac u janjeedhsatay cid walbana warkeeda way ka dharagsan tahay ...
qalinmaal.blogspot.com
QALIN-MAAL: Somalia miyaanay jirin Birimagaydo?
http://qalinmaal.blogspot.com/2014/05/somalia-miyaanay-jirin-birimagaydo.html
WIXII LA QORAA QURUMO HADHEE MUXU HADAL QIIMO LEEYAHAY". Somalia miyaanay jirin Birimagaydo? Waxaa jiri jiray imikadana ka jira meelo badan oo dhulka Somalida ah Dad birimaygaydo ah oo aan loo quudhin dil iyo dhibaataynba, kooxaha loo aqoonsan yahay birmagaydada waxaa ka mid ah waayeelka, Culimada, Dumarka, iyo caruurta dhaqanka Somalidana kuma jirin in la beegsado ama la ugaadhsado ee waa la xurmayn jiray. Xataa. Wakhtiyadii ay Somalidu beelaha isku dili jireen lama taaban jirin. Qoys ka kooban Hooyo iy...
qalinmaal.blogspot.com
QALIN-MAAL: Wuxu yidhi “Jilib MAJEERTEEN ah ayaa ka badan ISAAQ”
http://qalinmaal.blogspot.com/2013/07/wuxu-yidhi-jilib-majeerteen-ah-ayaa-ka.html
WIXII LA QORAA QURUMO HADHEE MUXU HADAL QIIMO LEEYAHAY". Wuxu yidhi “Jilib MAJEERTEEN ah ayaa ka badan ISAAQ”. Waxay ahayd abaaro shantii galabnimo waxaanu fadhinay faras magaalaha Hargeisa meel u dhaw Hotel Baar Hargeisa, waxan wada fadhinay nin reer Somaliland ah gaar ahaan kaso jeeda beesha DHULBAHANTE, nin oday ah oo kale ayaa nagu sadexnaa, Iswaydaarsi Salaan kadib waxaan iska waraysanay xaalada Somalia iyo isbedelka siyaasadeed ee. Saaxiibkay waxa uu maciinsaday qardajeex iyo dood aan sal iyo raad ...
qalinmaal.blogspot.com
QALIN-MAAL: Dacwadii Aniga iyo Labada Eedaysane maxay ku dhamaatay?
http://qalinmaal.blogspot.com/2013/07/dacwadii-aniga-iyo-labada-eedaysane.html
WIXII LA QORAA QURUMO HADHEE MUXU HADAL QIIMO LEEYAHAY". Dacwadii Aniga iyo Labada Eedaysane maxay ku dhamaatay? Oorsheegtu waxay ku si. Nayd tobankii subaxnimo, waxaan dhex fadhiyay xafiiskayga gaarkaa anigoo gudanaya shaqo maalmeedka ii yaalay, waxaa si kadis ah u soo galaya dirawalkii gaadhiga xafiiska oo cod dheer ku qaylinaya “ Soo kac gaadhigii ayaa. La jabsaday, soo dhaqso gaadhigeenii waa la jabsadee”. Fadhiga ayaan ka boodayaa, waxaan usii talaabsaday dhankii gaadhiga aan ku ogaa, waaba. Waa cid...
togaherer.wordpress.com
MUNAASABADA 26 JUNE IYO 1 LUULYO OO LAGU XUSAY WADAKA QATAR (SAWIRO) | Toggaherer's Weblog
https://togaherer.wordpress.com/2009/07/03/munaasabada-26-june-iyo-1-luulyo-oo-lagu-xusay-wadaka-qatar-sawiro
ARDAY 74-SANO JIR AH OO 39 SANO GUDBI LA IMTIXAANKA DUGSIGA SARE. Aabo Somali ah oo ku dilay ilmo uu dhalay dalka Sweden. Ilmo sannad jir ah oo uur leh , waa mucjiso. Dab Qabsaday Warshedda Furshaanta ee Alkhayraat. Dab Qabsaday Warshedda Furshaanta ee Alkhayraat. War- Muurtiyeed uu soo saaray Eng Maxamed Xaashi Cilmi. Hargeysi waa Xarunta Qaadka iyo Qiiqa Sigaarka, horena waxay u ahayd. MUNAASABADA 26 JUNE IYO 1 LUULYO OO LAGU XUSAY WADAKA QATAR (SAWIRO). On: July 3, 2009. Leave a Reply Cancel reply.
togaherer.wordpress.com
MUNAASABADA 26 JUNE IYO 1 LUULYO OO LAGU XUSAY WADAKA QATAR (SAWIRO) | Toggaherer's Weblog
https://togaherer.wordpress.com/2009/07/03/munaasabada-26-june-iyo-1-luulyo-oo-lagu-xusay-wadaka-qatar-sawiro-2
ARDAY 74-SANO JIR AH OO 39 SANO GUDBI LA IMTIXAANKA DUGSIGA SARE. Aabo Somali ah oo ku dilay ilmo uu dhalay dalka Sweden. Ilmo sannad jir ah oo uur leh , waa mucjiso. Dab Qabsaday Warshedda Furshaanta ee Alkhayraat. Dab Qabsaday Warshedda Furshaanta ee Alkhayraat. War- Muurtiyeed uu soo saaray Eng Maxamed Xaashi Cilmi. Hargeysi waa Xarunta Qaadka iyo Qiiqa Sigaarka, horena waxay u ahayd. MUNAASABADA 26 JUNE IYO 1 LUULYO OO LAGU XUSAY WADAKA QATAR (SAWIRO). On: July 3, 2009. Waxa isna hadal Qiimo leh ka s...
qalinmaal.blogspot.com
QALIN-MAAL: Afka Lagama Sheegto Adigoon Xasuuq Arag!
http://qalinmaal.blogspot.com/2013/06/cajiib-aduunyada-maxaa-wax-walba-lagu.html
WIXII LA QORAA QURUMO HADHEE MUXU HADAL QIIMO LEEYAHAY". Afka Lagama Sheegto Adigoon Xasuuq Arag! Cajiib, aduunyada maxaa wax walba lagu arki Reer xamarka ayaa ku maahmaaha Cimrigaaga oo dheeraada Geel dhalayona waa ku tusaa, Balaayo looma yeedho dhib aan kugu dhicina alle lagama baryo ilayn ilaahay waa wax walba oge wax walba. 8230;Jawaabtu Miyaanay HAA ahayn markaas. Kalshaale ma deegan ay dad ku nool yihiin baa mise waa Banaan cidlo ah? Kalshaale xasuuq iyo wax u dhaw toona kama dhicin Xasuuqa ma dhir...