hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2013/07/akhriste-in-muddo-ah-waxaan-shaqo-ka.html
Zondag 21 juli 2013. In muddo ah waxaan shaqo ka heynay sidii website kan yar uu u noqon lahaa mid aad u xiiseysaan oo aad ka heshaan warar dheellitiran oo weliba dhex dhexaad kuwaasoo xaqiiqo iyo xog la hubo ku dhisan. Waxaan aad idinka raali gelineynaa muddooyinkan danbe dib-udhaca ku yimid qoraaladii iyo wararkii aanu idiin soo gudbin jirnay,waxaana rajeynayaa in muddo dhow aanu billaabi doono howshii aanu idiin heynay. Mijn volledige profiel weergeven. Soo dhoweynta ambassadoor cadde in Belgium.
baraawepost.com
Opinions_Baraawepost
http://www.baraawepost.com/opinions.htm
Suldaan Xaydar oo booqasho ku tagay degaanka Marin- gubay oo ka tirsan degmada Baraawe. Suldaan Xaydar oo kula kulmay hotel Shamo Xil. Caamir Jakeeti iyo odayaal. The Ownership Of Shangamas Of Their Land. Madaxa xafiiska UNka ku leeyahay Switzerland oo waraaqihii aqoonsiga danjirenimo ka gudomay danjire Bari-Bari. Muatamarkii 3aad ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo lagu gabagabeyay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Si aad u daawato. XUSKA NABIGA S.C.W. Muxaadaro Diini ah Sheekh C/rashiid. Tix gabay ah Madax...
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: JAALIYADDA REER GENT OO QADO SHAREED U SAMEEYAYA AMBASSADDOR CADDE IYO QUNSULKIISA GUUD CALI IBRAHIM
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2011/04/jaaliyadda-reer-gent-oo-qado-shareed-u.html
Zaterdag 16 april 2011. JAALIYADDA REER GENT OO QADO SHAREED U SAMEEYAYA AMBASSADDOR CADDE IYO QUNSULKIISA GUUD CALI IBRAHIM. Jaaliyadda reer gent ee da lweynaabelgiem ayaa maanta qado sharafeed ugu sameeyay magaalada gent safiirka dowladda ku meelgaarka u fadhiya eurbian union iyo dlka talyaaniga nuur xasan xuseen nuur cadde iyo qunsulka guud ee safaaradda somaalida ee brussel cali ibraahin. Wuxuu kusoo gaba gaboobay kulankaas farxad iyo reyn , is gcan qaad jaaliyadda iyo ambassadoorka iyo qunsulkiisa g...
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: AMIN ARTS IYO SAWIR GACMEED XIISO LEH
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2011/03/amin-arts-iyo-sawir-gacmeed-xiiso-leh.html
Donderdag 31 maart 2011. AMIN ARTS IYO SAWIR GACMEED XIISO LEH. Farshaxanka Caanka ah ee Amin Arts ayaa soo bandhigay sawir gacmeed xiiso badan oo ku cabbirayo ra,yigiisa , kaas uu uga hadlaayo waxa xaqiiqada dhabta ah ee ay isku heystaan Sheekh Shariif iyo Maxamed Dheere, waana tan sheekadii dhexmartay kkkkkkkkkkkkk. AAAH AAAH AAH. Abonneren op: Reacties plaatsen (Atom). Mijn volledige profiel weergeven. Soo dhoweynta ambassadoor cadde in Belgium. Qoraalki hore halkaan ka akhriso.
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: CESC FABREGAS OO KA BADBAADAY SHIL
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2011/04/cesc-fabregas-oo-ka-badbaaday-shil.html
Donderdag 7 april 2011. CESC FABREGAS OO KA BADBAADAY SHIL. Kabtanka kooxda Arsenal Cesc Fabregas ayaa ka badbaaday shil gaari oo uu ku galay meel u dhow xerada tababarka ee Naadigiisa Arsenal. Cesc Fabregas ayaa la tilmaamay in uu xoogaa naxay laakin daqiiqadi kaddib xaaladiisu ay caadi ku soo noqotay, wuxuuna usii socdaalay xerada tababarka ee. Waxaan ka soo minguurinay Raadiyo muqdisho. Arrimaha sportiga ee blogga. Abonneren op: Reacties plaatsen (Atom). Mijn volledige profiel weergeven. KA GANACSIGA ...
baraawepost.com
Baraawepost_news in eglish
http://www.baraawepost.com/ENGLISH_NEWS.htm
Suldaan Xaydar oo booqasho ku tagay degaanka Marin- gubay oo ka tirsan degmada Baraawe. Suldaan Xaydar oo kula kulmay hotel Shamo Xil. Caamir Jakeeti iyo odayaal. The Ownership Of Shangamas Of Their Land. Madaxa xafiiska UNka ku leeyahay Switzerland oo waraaqihii aqoonsiga danjirenimo ka gudomay danjire Bari-Bari. Muatamarkii 3aad ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo lagu gabagabeyay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Si aad u daawato. XUSKA NABIGA S.C.W. Muxaadaro Diini ah Sheekh C/rashiid. MOGADISCIO, SALE A...
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: Saado Cali: Hees Cusub- Garqaad Farmaajow
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2011/04/saado-cali-hees-cusub-garqaad-farmaajow.html
Maandag 18 april 2011. Saado Cali: Hees Cusub- Garqaad Farmaajow. Saado Cali: Hees Cusub- Garqaad Farmaajow. Heestaan waa mid ujeeddo gaar ah ay ka leedahay saado cali. 24 april 2011 01:46. Abonneren op: Reacties plaatsen (Atom). Mijn volledige profiel weergeven. Soo dhoweynta ambassadoor cadde in Belgium. Qoraalki hore halkaan ka akhriso. AMIN ARTS IYO SAWIR GACMEED XIISO LEH. GUDOONKA SARE EE MEHRA SOOMAALIYA IYO SULTAN CABDA. Waayaha iyo waqtiga ayaa wax xukuma, sawirkaan iyo.
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: juli 2013
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2013_07_01_archive.html
Zondag 21 juli 2013. In muddo ah waxaan shaqo ka heynay sidii website kan yar uu u noqon lahaa mid aad u xiiseysaan oo aad ka heshaan warar dheellitiran oo weliba dhex dhexaad kuwaasoo xaqiiqo iyo xog la hubo ku dhisan. Waxaan aad idinka raali gelineynaa muddooyinkan danbe dib-udhaca ku yimid qoraaladii iyo wararkii aanu idiin soo gudbin jirnay,waxaana rajeynayaa in muddo dhow aanu billaabi doono howshii aanu idiin heynay. Abonneren op: Berichten (Atom). Mijn volledige profiel weergeven.
hiigsohorumar.blogspot.com
hiigso horumar: april 2011
http://hiigsohorumar.blogspot.com/2011_04_01_archive.html
Vrijdag 29 april 2011. GUDOONKA SARE EE MEHRA SOOMAALIYA IYO SULTAN CABDALLA SULTAN CIISE IYO MASUULIYIIN KALE OO MAHRA STATE YAMAN KASOO JEEDAY. Qoraa sare iyo tifaftiraha sare ee alcarab. Maalinimadii Jimcaha ee bishu aheyd 15/04/11, waxaa Shir iskugu yimid Abu Dabey. Xubno ka mid ah Gudoonka Sare ee Mehra Soomaaliya iyo Masuuliyiin sare oo ka timid Mahra State, uuna horkacayay Suldaanka Guud ee Mehriga Sultan. Cabdalla Sultan Ciise iyo Jeneraal. Axmed Maxamed Axmed Qaxdaani. Kulanka ayaa lagu furay aa...